Dowlada Hoose oo Muqdisho oo bixisay Dhul ay dhiseyso Hay’adda IOM (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda hey’adda Socdaalka adduunka ee  I.O.M ee Soomaaliya. Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii loo dardargalin lahaa dhismaha dhul baaxad leh oo ku yaala degmada Hiliwaa kaas oo ay Dowlada Hoose ugu talagashay in lagu deegaameeyo ama Dib-udajin … Continue reading Dowlada Hoose oo Muqdisho oo bixisay Dhul ay dhiseyso Hay’adda IOM (Sawirro)